Sidee isugu qoraa adeega caawinaada shiidaalka
Isku qorista adeega waa sahlan yahay. Wac shirkada shiidaalka.
Waxaad u baahan tahay:
- Qofka magaciisa ku qornaan doono adeega
- Adreeskaaga
- Telefoonka lagaa heli karo
Su’aalahan weydii markaad isku qo-reyso adeega:
- Ma inaan deboosit bixiyaa? Haday haa tahay, imisay
tahay?
- Ma u bixin karaa deboositka qeyb ilaa dhowr bilood?
- Goorma ayuu adeega ii bilaaban doonnaa?
- Goorma ayaan biilkayga ugu horeeya heli doonnaa?
- Yaan soo waci karaa hadii dhibaa-to jirto?
Yaan wacaa?
Koronto:
- Columbus Southern Power
1-800-277-0077
- Ohio Power
1-800-672-2231
- Duke Energy
1-800-544-6900
- Dayton Power & Light
1-800-433-8500
- FirstEnergy
1-800-646-0400
- Cleveland Electric Illuminating
1-800-589-3101
- Ohio Edison
1-800-633-4766
- Toledo Edison
1-800-447-3333
Gaaska Dabeeciga ah:
- Duke Energy
1-800-544-6900
- Columbia Gas of Ohio
1-800-344-4077
- Dominion East Ohio
1-800-362-7557
- Vectren Energy Delivery of Ohio
1-800-909-7668
Telefoonka:
- ALLTEL/Western Reserve
1-800-347-1991
- CenturyTel
1-800-201-4099
- Cincinnati Bell Telephone Company
513-565-6005
Sidee baan u maareyn karayaa biilasheyda:
Korontada iyo gaaska dabeeciga ah.
Budget Billing – Waxay kuu saamaxaysa inaad biilka lacag isla eg bilwalba
bixisid. Wac kambaniga shiidaalka si aad isugu qortid.
Telephone
Lifeline programs – Waa barnaamijka dan-yarta oo kaa caawinaya qeyb lacag
bix-inta biilka telefoonka. Ma u baahanaysid inaad lacagta xiritaanka telefoonka
bixisid si laguugu soo daayo telefoonka. Wac kambaniga telefoonka si aad u
codsatid.
Noocyada laymanka gudaha
- Flat rate – Wacidda aad sameysid oo dhan waxay
noqon hal qiimo bil walba
- Measured – Halkii jeer oo wacidda waa lacag
- Message service – 30 wacidd
Information believed accurate but not guaranteed.
For information about our privacy policy and copyright, visit our
Legal
Disclaimer page.
The Office of the Ohio Consumers' Counsel is an equal opportunity employer
and provider of services.